SoDMA iyo Switzerland oo ka wada hadlay xoojinta ka hortagga musiibooyinka
MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi ka socda Switzerland Development Cooperation (SDC), waxaana wafdiga hoggaaminayay Ku-xigeenka Madaxa …